Wasiir Jamaal oo isku dayay in uu joojiyo Mashruuca Baxnaano Ee Puntland

Waxuu isku dayay in uu joojiyo Mashruuca Baxnaano ee Dadka Danyarta reer Puntland ah lagu siiyo lacag lagu taageero.

31-kun oo Qoys oo reer Sanaag ah,ayaa lacag gaaraysa 13-Milyan oo dolar ah loogu qaybinayaa xiligan.

Jamaal waxuu warqad uqoray World Bank,WFP iyo Unucef isagoo ku wargaliyay in la joojiyo Mashruucaas qaybtiisa Sanaag.

Balse Dowlada Puntland dadaal ay samaysay kadib waxaa lagu guulaystay 2-beri kadib in Mashruucu sidiisii Badhan uga sii socdo.

Jamaal hal ujeedo,ayuu ka duulayaa oo ah nacayb iyo xumaan reer Puntland.

Jobril Qoobey.