Xayir iyo Bidhaan oo ugu danbayn Madaxweyne Deni la kulmay

In badan oo Xayir iyo Bidhaan ay taagnaayeen Iridaha Madaxtooyada Puntland caawa ayay uduuragashay in ay galaan oola kulmaan Madaxweynaha.

La kulankoodii caawa ee Madaxweynaha waxay durba suuqa soo gashteen lacag 6-Milyan ah oo Fahad noosoo dhiibay,ayaan ugaynay Deni!!

Siciid Xuseyn Ciid,Xayir,Saadiq Warfaa,Gaboobe,Bidhaan Jamaal iyo Burhaan waa kooxda Xildhibaanada ah ee ay tahay in aysan sinaba ugu soo laaban Baarlamaanka.

Waa kooxdii sida qaawan ugu shaqaysay Nabad iyo Nolol Puntland dhan walba kaa dagaalantay.

Jibril Qoobey