Daamursaarida Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo oo bilaabatay

Deegaanka Ceel-daahir,ayaa laga bilaabay leexinta Laamigga teggi doona ilaa Ceeri-gaabo ee Gobolka Sanaag kaas oo ka mid ah Mashaariicda Isku-tashi ee ugu waaweyn ee ka socda deegaanadda Puntland.

Sidda Qorshuhu yahay 25-KM,ayaa lagu bilaabi doona dhigista Daamurka.