Halkee marayaa Dhismaha Wadada Bursaalax-Gaalkacyo??

Door ka qaado dhismaha Wadada Bursaalax-Gaalkacyo oo si isku tadhi Bulsho ah loo bilaabay.

Ilaa iyo hada waxaa shaqada dhismuhu ka socdaa Aaga Dhagaxyo cado oo ah inta ugu adag uguna dhibka badan.

Qorshuhu waxuu yahay in Laami laga dhigo Wadadaas muhiimka u ah isku socodka Galbeedka Mudug.

Jibril Qoobey.