Muqdisho oo Beri lagu qaban doono Mudaaharaadyo waa weyn

Beri waxaa Muqdisho ka dhacaya mudaahaaraad looga soo horjeedo ama lagu diidan yahay Nabad iyo Nolol waxaana soo abuubulay mucaaradka.

Mudaahaaraadka,ayaa larabaa waxa Muqdisho ka socda in laga hor yimaado.

Sidoo kale lagu soo bandhigo rabitaanka shacabka ku dal banayaan is badal.

Mudaahaaraadka,ayaa la filayaa in uu noqdo isu soo bixii ugu balaarna ee abid kadhaca Muqdisho.

Puntland iyo Jubaland waa in laga abaabulaa Mudaaharaadkaas oo kale si caalamku il gaara ugu hayo waxa dalka ka socda iyo in aan dib loo celin xasiloonidii iyo dawlad nimadii cagaha badan aan ku taagnayn ee dalkaan laga yag leelay.

Jibril Qoobey.