Dowlada Fadaraalka Somaliya oo xiriirkii ujartay Kenya

“Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka saaran ilaalinta midnimada, qaranimada iyo xasilloonida dalka waxa ay go’aansatay in ay xiriirka diblumaasiyadeed u jarto Dowladda Kenya” Ayaa lagu yiri warkan.

Xiriir ujarida Kenya mahan mid qiimo fudud ugu kacaysa Somaliya.

Kenya waxaa gudaha Somaliya ka jooga Ciidan xoog leh oo qayb ka ah hawlgalka Amisom.

Sidoo kale Nus Malyuun Qof oo Qaxooti Somali ah,ayay hoy utahay iyo in ka badan Hal Milyan oo ganacsato iyo Qurba joog iskugu jira.

Diblomaasiyada,dhaqaalaha,siyaasada iyo barnaamijyada bini’aadantinimo ee Somaliya,waxaa Saldhig u ah Kenya.

Sharmarke