Rooble oo ka anba baxay Garowe

Garoowe: 14 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport ee Garoowe ku sagootiyey Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.