Sawiro:-Xulka Kubada Cagta Jubaland oo si weyn udiyaar garoobay

Xulka Kubada Cagta Jubaland oo hada haya Horyaalka,ayaa ku jira diyaar garow sare.

M-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan,ayaa maanta soo booqday Xulka si uu udhiirigaliyo.