Video:-Deni iyo Rooble oo shir jaraa’id wada qabtay ka hor intuusan dhoofin

Shir jaraa’id ayay wada qabteen Madaxweyne Deni iyo Ra’isalwasaare Rooble.

Qofkii xog ogaal ah macno saa uweyn usamayn mahayo shirkan jaraa’id.

Balse Deni waxuu muujiyay qaangaarnimo siyaasadeed iyo Bisayl.

Rooble safarkiisa Puntland laba jeer oo hore,ayaa loo baajiyay arin la xiriirta Ajando la’aan,waxuuna mar walba lahaa Dadkaan soo salaamayaa.

Puntland waxay Somalida iyo caalamkaba ka hor muujisay in ay waajibkeedii gudatay oo si gobanimo leh usoo dhawaysay una sagootisay Rooble iyo waftigiisii.

Halkan ka daawo muuqaalka