Ciidamada Dowlada oo ku dagaalamay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb waxaa ka dhacay dagaal udhaxeeya Ciidamada Dowlada ee Magaaladaas ku sugan.

Hal Askari,ayaa ku dhintay,waxaana ku dhaawacmay 2-kale.

Dagaalku mar danbe,ayuu istaagay.

Dhuusamareeb waxaa ku sugan RW Rooble.