Dagaal kulul oo ka qarxay Muqdisho

Dagaal udhaxeeya Ciidamada Dowlada oo ju kala qaybsamay kala dareerinta Shacabkii banaanbaxayay,ayaa ka dhacay isgoyska Fagax.

Dagaalka waxaa ka dhashay khasaare gaaraya 4-Qof oo dhaawac ah,mana jirin wax dhimasho ah.

Xaalada Magaalada Muqdisho,ayaa aad ukacsan,waxaana la filayaa in Mudahaaraadyadu sii socdaan.