Danta reer Diini miyaa Qaranka loo burburinayaa??

Halkani waa Adis-ababa ee mahan Nayrobi!!

Amar lama bixiyo hadaad og tahay in uusan shaqaynayn.

Heshiiska Kenya iyo Somaliland beri,ayuu soo baxayaa,kaasoo ay ka mid tahay in Kenya Airways toos uga degto Hargaysa iyadoo qaad sida.

Axmed Madoobe iyo Muuse Biixi waxay ku kulmayaan Nayrobi.

Deni saacaduu rabo,ayuu udhoofi karaa Kenya.

Xiriir jarida Farmaajo ee Kenya waxay saamaynaysaa garoonka Aadan-cade oo qura.

Danta reer Diini ee ah Kismaayo in la helo miyaa Qaranka loo dhiibaataynayaa!!

Farmaajo iyo Barre Hiiraale saakay waa isku mid!!

4-sano kadib Kismaayo waa kasii libidhay Farmaajo iyo beeshiisa reer Diini.

Jibril Qoobey.