Mudaahaaraadkii Muqdisho oo bilowday

Qorshaha Mudaaharaadyadu waa mid balaaran.

10-beri oo min 10.000 oo Qof soo baxayaan,ayaa la diyaariyay.

Dhaqaalaha guud ahaan ku baxaya Mudaaharaadyadaas waa Hal Milyan oo dolar.

Maalinkii Boqol Kun oo dolar,ayaa baxaysa,waxaana qaybsaday 10-Musharax.

Beri Mudahaaraadka qorshaysan waa tijaabo oo kaliya,balse Mudaaharaadyada rasmiga ah waxay bilaaban doonaan Janaayo 1-deeda 2021.

Hadafku waa in Farmaajo lagu khasbo in uu iscasilo.

Jibril Qoobey.