Fariin muhiim ah oo ku socota Madaxweyne Deni!!

Madaxweyne Deni fariintan uhako!!

Cid kaleba yeelkeede Wasiiradaada u ogolow in ay kula kulmi karaan xiliyada munaasibka ah.

Ka qabo Taleefoonada oo uga jawaab celi xogaha muhiimka ah ee ay kuugu soo dirayaan Whatsap-kaaga.

Shalay waxaa laga celiyay Madaxtooyada Wasiirkii Arimaha Gudaha.

Waxaa fariintiisa ah in uu kula kulmo lagu soo gaarsiiyay Lugatoor Wasiirka Duulista oo aad diiday in aad la kulanto.

Madaxweyne hadaadan la kulmayn Wasiiradaada,haldoorka Bulshada,Sirdoonka,Dadka xogaha hela see rabtaa in aad wax ku hogaamiso???

Wasiiradaada hadaadan ku kalsoonayn oo aad saluugsan tahay iska badal shacabkuba dareenkaas waa kula qabaa!!

Hadii kale Wasiirkaagu yuusan cadow kugu noqone qiimee oo awood sii tusna in uu muhiim yahay shaqana loo dirsaday!!!

Jibril Qoobey.