Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

Madaxweyne Axmed Madoobe dib,ayuu ugu soo laabtay Kismaayo maanta.

Madaxweynuhu waxuu isku soo maray dalalka Imaaraadka Carabta iyo Kenya,isagoo kula soo kulmay madaxda dalalkaas.

Kismaayo waxaa qorshaysnaa in madaxda Somalidu iskugu tagto ,balse hada waxay umuuqataa in uu baaqday.

Jibril Qoobey.