Madaxweyne Deni oo kormeeray Tv-ga iyo Radio Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Telefishinka iyo Idaacada Dowladda Puntland, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Ku-simaha Agaasimaha Guud, Ahna Agaasime Kuxigeenka Telefishinka iyo Idaaca,dda Dowladda Mudane Daahir Cabdulqaadir Axmed (Daahir Aflow).