Villa Somaliya oo abaabulaysa Mudaaharaad ka dhaca Muqdisho

Maanta waxay abaabulaan Nabar iyo Naxdin laba arimood in ay sameeyaan..

1.Mudaahaaraad Gobolka Banaadir soo abaabulo oo lagu soo saaro Barakacayaasha,iyadoo calaa Qof la siin doono min 10$.,

Mudaaharaadka waxaa lagu taageerayaa arinta Kenya ay xiriirka ugu jartay Nabar iyo Naxdin.

2.Waxay kaloo soo saari doonaan go’aan kale oo Kenya ka dhan ah oo ay ku leeyihiin waa in ay Ciidankeeda kala baxdaa Somaliya,Deegaamada JL waa goob cadow haysto.

Qodobadaas maanta in ay fuliyaan ayay ubadan tahay Nabar iyo Naxdin.

Jibril Qoobey.