Agaasimaha Duulista oo Lacag dulsaara kusoo rogay garoonka Garowe

Xoosh waa soo dhigtay markay ku filnaan wayday olalihiisa lacagihii kale ee uu k dhici jiray Garoomada diyaaradaha Puntland.

Waa qorshe cusub oo dadka lagu baaranayo ugu danbayna sababi doona in garoonku xirmo oo shaqadiisu istaagto.

Xoosh horay,ayuu garoonka Gaalkacyo usoo xiray oo Shirkada HRM kula shirkoobay lacag dul saar ahayd,taasoo keentsy in uu xirmo garoonku.

Shacabku yaysan bixin lacagtan sida tooska ah ugu dhacaysa jeebka Xoosh.