Masar oo shurrud ku xirtay Farmaajo

Masar waxay Dowlada Somaliya kadal batay in ay la shaqayso,lana heshiiso imaaratka iyo Sucuudiga,isla markaana hoos udhigto xiriirka Ethopia iyo Qatar ay hoos udhigto.

Masar waxay si qayaxan ugu sheegtay hadii Dowlada Somaliya ay ka dhaga adaygto dalabkeeda in ay toos utaageeri doonta mucaaradka.

Masar dalabkeeda waqti xasaasi ah,ayuu kusoo beegmay.

Xarunta Wasaarada Arimaha dibada Somaliya Muqdisho,ayuu kulan ka dhacay.

Waqtiguu ahaase lama sheegin lamana shaacin maadaama ilaa hada waxba laysku afgaran oo wada xaajoodku socdo.

Jibril Qoobey.