Safiirkii hore Ee Turkiga oo Farmaajo fariin udiray

Waxaan rajeynayaa in Madaxweyne Maxamed Farmaajo uu muujiyo biseyl la mid ah tii Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay muujiyeen doorashooyinkii 2012 iyo 2016. Soomaaliya waxay u baahan tahay tanaasul ee ma ahan iska horimaad.