Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo kusii jeeda

Madaxweyne Deni waxay ubadan tahay in uu beri soo gaaro Gaalkacyo sida ilo muhiim ah sheegayaan.

Deni iyo Rooble waxay yeelan doonaan kulan gaaban,sida la ii sheegay.

Kulankaas kadib Rooble waxuu uduuli doonaa Muqdisho sida wararku sheegayaan.

Guud ahaan qaraxu waxuu badalay qorshihii Rooble ee safarkiisa Gaalkacyo.

Jibril Qoobey.