Farmaajo Jabuti u aaday dacwada Kenya

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa u duulay dalka Djibouti.

Madaxwaynuhu, waxa uu ka qayb galayaa shirka urur goboleedka IGAD oo ka furmaya magaalada Djibouti, sidda uu ballanku ahaa.

Somalia ayaa horre ugu gud-bisay IGAD warqad ay kaga cabanayso Kenya.

Shirka ayaa lagaga wadda hadli doonaa khilaafka u dhaxeeya Kenya iyo Somalia iyo arrimaha Ethiopia ee ku aaddan khilaafkii TPLF iyo dawladda dhaxe.

Ka hor inta uusan bixin waxuu soo saaray warqad uu kaga ashtakoonayo faragalin uu sheegay in Kenya ku hayso Somaliya.

Danbiga ugu weyn ee Kenya loo haysto waxuu yahay…

“Maad fududaysid reer Diini Kismaayo ha qabsadaane oo Axmed Madoobe noo soo xirtid”

Madsxweynihii ugu liitay ee taariikhda Somalida soo mara,ayuu ku astaysmay Farmaajo.