Farmaajo saakay muxuu ka samayn doonaa Malawi???

Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi,Eisenhower Nduwa Mkaka oo safar shaqo ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulanka waxa lagaga wada hadlay xiriirka Somaliland iyo Malawi oo ah mid bilow ah oo umuuqda iska dhoolatus iyo farsamo kale mid ku yimid.

Malawi mahan dal saamayn leh oo wax kusoo kordhin kara qadiyada gooni goosadka ah ee Somaliland.

“Dalkii aan booqano ama na booqda xiriirka ha ujaro Farmaajo waa istiraatijiyad siyaasadeed oo aan helnay”Sidaa waxaa tiri Somaliland.

Farmaajo saakay muxuu ka samayn doonaa Malawi???

Jibril Qoobey.