Waraysi:-C.Janan oo ujawaabay kooxda Farmaajo

Wasiirka Amniga Jubaland oo ujawaabay Farmaajo iyo kooxdiisa.

Cabdirashiid Janan waxuu sheegay in Jubbaland aysan waxba ka khuseyn xiriirka ay Villa Somaliya u jartay Kenya,hoos ka dhagayso.

Halkan ka daawo muuqaalka