Axmed Karaash oo Bosaso ka furay Shirka JPLG

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Axmed Cismaan Karaash waxa uu maanta degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka daahfuray Shirka U Qareemidda Adeeg Bixinta Baahsan ee Barnaamijka horumarinta degmooyinka Puntland (JPLG).