Beesha Jareer Weyne oo Jamhad ay uga soo horjeedaan Maamulka Hir-shabelle uga dhawaaqday Beledwayne

Beesha Jareer Weyne oo Jamhad ay uga soo horjeedaan Maamulka Hir-shabelle uga dhawaaqday Beledwayne.

Fool xumadaas iyo isku hubayntaas dadka walaalaha ah kala dhex gashay kama jirin dalka 2017-kii.

Somaliya waxay ku socotay is ogol iyo tanaasul,balse hada Madaxwayne Farmaajo ayaaba Gobolkiisi Gedo raba in uu Jubaland ka xoreeyo marka layaab malaha hadii beesha Jareer weyne iyaguna xaqa qabiil kooda raadiyaan.

Jibril Qoobey.