Dowlada Talyaaniga oo Puntland soo gaarsiisay Deeq

Dowladda Taliyaaniga,ayaa maanta Dowladda Puntland soo gaarsiisay Gargaar loogu talo galay in lagu caawiyo dadkii ay saamaysay duufaanta GATI ee ku dhufatay Gobolka Bari ee Dawladda Puntland.