Kala iibsiga Hubka oo Muqdisho cirka isku shareeray

Kala iibsiga Hubka ee Suuqyada Muqdisho oo cirka isku shareeray.

Baqdinta ugu weyn ee jirta waa in doorashadu dib udhacdo dalkuna galo xaalad dagaal sokeeye 30-sano kadib.