Maxaa lagu amaani karaa Booliska Somaliya 77-sano kadib??

77-sano kadib Ciidanka Booliska Somaliya majirto wax lagu amaano oo ay gaar uleeyihiin.

Marka laga soo tago in ay qayb ka yihiin oo uu saameeyay burburka guud ahaan dalka ku dhacay,hadana iyaga waxaa ugaar ah hogaan xumo.

Booliska Somaliya 30-sano oo burburkii kadib ah wax weyn oo la tilmaamo maleh.

Baahida ugu weyn ee ay qabaan waa hogaan dhisi kara Talis balaaran oo Fadaraaliya qaadi karana masuuyad.

Jibril Qoobey.