Muxuu Farmaajo kala kulmay Shirka IGAD??

Waxaa loo sheegay in uu marka hore marinadii Diblomaasiyada soo celiyo.

Waxaa la xasuusiyay in uu jaray xiriirkii diblomaasi kuna dhawaaqay dagaal.

Waxaa la tusay jawaabihii Kenya ee asluubaysnaa ayna ka muuqatay masuuliyad iyo bisayl.

Waxaa lagula taliyay Farmaajo in uu marka hore wax saxo isagu dibna xaalada caadi ugu soo celiyo,markaas kadibna IGAD ay doorkeeda qaadanayso.

Shirka waxaa diirada ugu weyn la saaray arimaha Itoobiya iyo Sudan.

Jibril Qoobey.