War been ah oo ay ka qoreen Axmed Madoobe warbaahinta qaarkeed

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu ku sugan yahay Kismaayo mana aadin Nayrobi sida ay wireen warbaahinta taageerta Nabar iyo Naxdin.

Dhanka kale waxaa jira safar uu kusoo aadi doono Garowe maalmaha soo socda.

Jubaland si weyn ayay ugu diyaar garowday iska caabinta gardarada Fahad ee adeegsiga Farmaajo.

Jibril Qoobey.