Video:-Hannaanka ururinta xogta macalimiinta dugsiyada Puntland

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xasan Rooble ayaa Tebiyaha TV-ga uga warramay shir looga arrinsanayey hannaanka ururinta xogta macalimiinta dugsiyada Puntland oo la doonayo in diiwaan gelin rasmi ah loo sameeyo si loo ogaado tayadooda waxbarasho.

Halkan ka daawo muuqaalka