Karaash oo kormeeray Wadada Yalho iyo Kalabayr

Karaash waxuu kormeeray wadada isku xirta magaalooyinka Yalho iyo Kala-bayr oo ay dawlada Puntland dhisme iyo dib u dayactir Balaaran ku samaysay.