Madaxda Hay’ada Taya dhawrka Jubaland oo la magacaabay

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,ayaa digreeto ku magacaabay agaasimaha iyo agaasime waaxyeedyada Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland.