Gudiga Farmaajo oo Asteeyay maalmaha Doorashada

Astayntii doorashada ee caawa ay soo saareen Gudiga Farmaajo waxaa loola dan lahaa in lagu qariyo kulanka caawa ka socda Muqdisho ee dadka gaaraya 1000-,ka Qof ay iskugu yimaadeen.

Sidoo kale kulanka Qoor-qoor iyo Deni ee looga arinsanayo sida wax loo badbaadin karo,ayaa isna lagu carqaladaynayay.

Balse nasiib wanaag wax saamayna kuma yeelan oo Farmaajo ku dhawaaqistiisa maalmaha doorashada waxay noqotay ” “Boowe Aakula tahay”.

Doorasho aan laga midaysnayn oo xor iyo xalaal aan ahayn kama dhacayso dalkan.

Jibril Qoobey.