Shacabka Puntland oo ka dhex muuqday garoonka maanta

Reer Puntland Wadaniyad ayay muujiyeen Xulkana si weyn ayay ugarab istaageen maanta.

Dadka Toos udaawanayay waxay gaareen maanta 21000 oo Qof.