Xulka Kubada Cagta Puntland oo galabta la ciyaaraya Jubaland

Xulka Kubada Cagta Puntland oo galabta la ciyaaraya Xulka ay mataanaha yihiin ee Jubaland.

Jubaland,ayaa horay waxaa uga soo badiyay Koonfur-galbeed,iyadoo ciyaartan ay unoqon doonto mid ay ku dhimato ama ku badbaado.

Jibril Qoobey.