Amaradii Dowlada oo aan ka hirgalin Mudug

1.Sarifka lacagta Gaalkacyo isma badalin oo 4000,ayaa lagu sarifaa 4600 waa lagu badalaa.

2.Golis qaadashada ama ku shubashada Sh Somaliga iyo 1$wax ka yar in aan laysku diri karin kama hirgalin Mudug oo Anteenada,ayaa loo badashaa Hormuud.

3.Bangiga Dowlada weli ma furin Daaqad Sarifka lacagaha Qalaad ah.

Dowladnimada Puntland ha xoogaysato.

Jibril Qoobey.