Puntland Television dib uhabayn,ayuu ubaahi qabaa!!

PLTV dib uhabayn,ayuu ubaahi qabaa!!

Kormeerkii Madaxweynuhu ku tagay maalinkii dhawayd Xarunta Tv-ga waxuu kusoo ogaaday dayac xoog leh oo jira.

Tv-gu waxuu ubaahan yahay??

1.Agaasime lagu soo xulay balwad la’aan,karti leh,shaqada yaqaan,daacadnimo oo Wadaniya.

2.Wariyayaal lagu soo xushay hibo,aqoon iyo firfircooni.

3.Xarumaha Tv-ga oo la badiyo.

4.Qalabka Warbaahinta oo loo casriyeeyo loona badiyo

5.Gaadiidka Tv-ga oo la gaarsiiyo ilaa 15.

6.Dhaqaalaha oo loo kordhiyo lana gaarsiiyo 80.000$ bishii.

Hadii intaas wax laga qabto Tv-gu waa buuxin karaa doorkiisa iyo baahida Warbaahineed ee Puntland.

Jibril Qoobey.