Warshadaha Rootiga oo sicir bararka qayb ka noqday

Warshadahaan waa in la waydiiyaa cida awooda usiisay in ay jaangooyaan Lacagaha la isticmaalayo??

Sidoo kale go’aankoodu waxuu qayb ka qaadanayaa sicir bararka!!

Warshadahan waxay mudan yihiin in dib loo eego License haday keeni waayaan wax marmarsiiyo noqon kara oo lagu qanci karo.

Kaligood in ay go’aan qaataan waa waxaan la aqbali karin.

Taliska Booliska,Wasaarada Ganacsiga,Wasaarada Warfaafinta iyo Madaxtooyada waa in ay talaabo qaadaan.

Jibril Qoobey.