Golis ma madaxtooyaday wax ka maamushaa??

(“Tell: +252-090-7792202.)

Taleefoonkaas ku qornaa Wareegtada kasoo baxday Madaxtooyada Puntland waxaa iska leh shaqaalaha gaarka ah ee Shirkada Golis markaan xuuraamay.

Sababta loogu soo qoray Page-ka Madaxtooyada lama fahmin??

Ma Golis,ayaa wax ka maamusha Madaxtooyada??

Mise Agaasimahaa horay Golis ugu shaqayn jiray oo aan Telka xarayn markii uu shaqada kasoo tagay??

Faahfaahin,ayay shacabku ka rabaan Madaxtooyada!!!

Jibril Qoobey.