Maxaan kala soconaa Wasiirada iyo Agaasimayaasha laga shakiyay??

Wasiirada iyo Agaasimayaasha laga shakiyay ee Amarku kusoo baxay,waxaa ka mid ah..

Wasiir Dhabancad iyo ku xigeenkiisa Cabdiweli.

Wasiirka Qorshaynta Xaange.

Wasiir Dowlaha maaliyada Maxamed Cabdiqaadir.

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka.

Wasiirka kaluumaysiga ee is casilay.

Agaasimaha Duulista
Agaasimaha PHA
Agaasimaha Waxbarashada
Agaasimaha Haweenka

Dhamaantood waxay wadeen qorshe majaxaabin Xukuumada ah,taasoo keentay in maanta Madaxweyne Deni soo saaro qoraal digniin ah.

Sirdonka Puntland,ayaa xogahan soo helay,kadib baaris dheer oo ay sameeyeen..

Madaxweyne Deni waa ku bogaadinaynaa feejignaantiisa.

Jibril Qoobey.