Duqii Gaalkacyo oo shaqadii laga joojiyay lagana xiray Bangiyadii

Garowe 26 December 2020: Shaqa joojin Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Saahid Sayn.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland;
Kadib markii ay tixgalisay cabooshin ka imaanaya shacabka Degmada Gaalkacyo oo ku aadan Maamulka Degmada Gaalkacyo, waxay shaqadii ka joojosay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo mudane Saahid Maxamuud Cali.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyenta Dowladda Puntland waxay faraysaa Guddoomiye kuxigeenka Degmada Mudane Maxamed Cabdinaasir Cigaal inuu shaqada sii wado illaa amar dambe.

Halkan ka akhriso…

Dhamaan Bangiyada Gaarka loo leeyahay iyo kan Dowlada Laamohooda Gaalkacyo ,ayaa la amray .

Halkan ka akhriso…