Gudoomiyaha Aqalka sare oo gaaray Garowe Posted By: Idil News Staff December 26, 2020 Garoowe: 26 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi iyo Wafdi uu hoggaaminayo. Share this:FacebookX