Madaxweyne Deni oo qaabilay Qunsulka Itoobiya Ee Garowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ku-simaha Qunsulka Itoobiya ee Puntland Axmed Idiris Zakiro.