Sawiro:-Musharaxiin iyo Xildhibaano gaaray Garowe Posted By: Idil News Staff December 26, 2020 Xildhibaano iyo Senetaro ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya oo gaaray Garowe. Sidoo kale Musharax Daahir Maxamuud Geelle,ayaa gaaray Garowe. Share this:TwitterFacebook