Video:-Madaxweyne Deni oo ka hadlay sicirka go’aamo cusubna soo saaray

10% Canshuurta Dekeda waxaa laga dhigay Sh.S.10$ waxii ka yar laguma adeegan karo layskumana diri karo.

Talaabooyin muhiim ah oo loo qaaday dhanka wanaagsan qaybna ka qaadanaya xakamaynta sicir bararka.

Halkan ka daawo muuqaalka