Agaasime Kmg ah oo loo magacaabay W.Waxbarashada Fadaraalka

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

The Federal Republic of Somalia

Office of the Prime Minister

Tixraac:XRWb.ZSq /12/2020 Tariikh 24/12/2020.

Ujeeddo: Magacaabid (Agaasimaha Guud KMG ee Wasaaradda Waxbarashada ivo Tacliinta Sare)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS

Markuu arkay: Qodobka 99aad (A), (D) iyo (G) ee Dastuurka JFS.

Qodobka looaad (A) iyo (D) ee Dastuurka JFS.
Taariikh-nololeedka, (cv), khibradda iyo aqoonta Mudane Maxamed Caabi Xasan.

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la dar-dargeliyo habsami u socodka Arrimaha Maamulka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

Mudane Maxamed Caabi Xasan, waxaa si ku-meel gaar ah loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda JFS, laga bilaabo taariikhda (24/12/2020).

Dhaqan-gal.

Magacaabidani waxay dhaqan-gelaysaa marka uu saxiixo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Rasmiga ah ee Dawladda.

OOd. 3aad
Xuquuqda Q@anuun
ay dhammaan xuquuqda qaanuunku u oggol
Villa Somalia, Telephone +252-6-16552233 E-mail: ps@opm.qov.so or primeminister@opm.gov.so Mogadishu,SomaIia