Beesha caalamka oo digniin udirtay Farmaajo iyo garabkiisa

Shir,ayaa maanta dhacay,waxaana uu dhexmaray beesha caalamka iyo Madaxweynayaasha DG,Afhayeenka Golaha shacabka Maxamed Mursal,Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi, RW ku xigeenka, murashixiinta, Xildhibaano, senataro, bulshada rayidka ah iyo aqoonyahanka.

Shirkaas waxaa kasoo baxay ugu danbayntii qodobadan….

  1. Beesha Caalamka waxay soo jeediyeen in khilaafka Doorashada la xalliyo
  2. Amniga Garbaharey, Baraawe iyo Beledweyn in uusan sugnayn kana hooseeyo heer Doorasho oo loo dhan yahay
  3. In Beesha Caalamku aysan taageero dhaqaale iyo Farsamo ku bixineyn doorasho aan loo dhameyn
  4. In xal loo helo khilaafka taagan si dhaqso ah.

Balse soo jeedintan waxaa ka dhaga adaygay garabka Farmaajo.