Nabad iyo Nolol oo ay ka muuqato khalkhal xoog leh

Shalay oo kaliya 3-tilaabo oo deg dega ayay qaadeen Nabar iyo Naxdin..

Mid waa mudaaharaadkii Garowe.

Midna waa kii ay ku sheegeen shirki raysal wasaaraha ee bulshada rayidka ah.

Midna waa kan waraaqda ay kusoo saareen.

Intaasba waa rafashadii ugu danbaysay iyo baqdinta shirka Garowe.

Balse looga dabcin maayo 30-ka Bari ee uhartay.

Baarlamankana waqtiguusi Beri,ayuu ku egyahay dhamaantiis.